Midowga Afrika oo kahor yimid Go’aankii Ra’isul Wasaare Rooble dalka uga eryay Madeira

Guddoomiyaha Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa kahor yimid go’aankii Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dalka uga eryay wakiilkii Midowga Afrika u joogay Soomaaliya Francisco Madeira. Qoraal uu soo saaray Moussa Faki ayuu ku sheegay in ay ka walaacsan yihiin go’aankii kasoo baxay Ra’isul Wasaare Rooble, waxa uuna tilmaamay in tixgelin iyo qiimeyn … Continue reading Midowga Afrika oo kahor yimid Go’aankii Ra’isul Wasaare Rooble dalka uga eryay Madeira